Cod Bixinteyda

U qalmidda


Haddii uu magacaagu isbedelay, fadlan isticmaal foomka isdiiwaan gelinta ee xaashida ah isla markaanu u gudbi mas’uulkaaga doorashada degaanka si aan u keydin karno saxiixaaga cusub.
Ma waxaad tahay muwaadin Maraykanka ah?

Ma waxaad ugu yaraan tahay 16 sano jir? Haddii ayna da’daadu ahayn 18 jir, ma heli doontid warqada cod bixinta ilaa ay doorasho ka dhacdo wakhti ku aadan ama ka dambeeya marka aad gaarto 18 jir.

Iska jir: Waa dembi weyn in la bixiyo macluumaad been ah marka la isku diiwaan gelinayo cod bixinta (ORS 260.715).

State of Oregon Seal

Contact